Dunida Casriga

H
Community ByHodman Abdirahman
Members
0
Access
USD 20/month
Chat on
About this Community
Ku soo dhawow bulshada Dunida Casriga.
Madashan Dunida Casriga waxaan ku baran doona dhowr arrimood oo muhiim ah oo la xiriira isbeddellada hadda jira sida dhaqaalaha, teknoolajiyada iyo sida bulshadeenu ula jaan qaadi karaan horumarna ugu sameyn karaan. Qaar ka mid ah mowduucyada ugu muhiimsan ee aan ka baran doono waxaa ka mid ah Teknoolajiyada iyo Horumarka: Sida tiknoolajiyada cusub (AI, blockchain, 5G, internet ay u saameyneyso isbadelka dhaqaalaha iyo bulshooyinka kala duwan ee dunida.