Caafimaadka Maanka
Members
4
Access
Free
Chat on
About this Community
Khadra Ali. I am a Doctor of Nursing practice, Psychiatric and Mental Health Nurse Practitioner (DNP, APRN) based in the United States.
Disclaimer/Afeef:
Salaam
The purpose of this community forum is to help improve the Psychiatry and Mental health awareness in the Somali population living in the diaspora and in the homeland.
Madashani waxay u furan tahay oo kaliya soo gudbinta cilmi nafsiga iyo la tacaalidiisa oo ujeedku yahay baraarujinta bulshada Soomaaliyeed.
Ma aha madashani meel dhakhtar waanadiisa, mid kalkaaliso caafimaad ama talo caafimaad oo shakhsiyeed lagu gudbiyo. Shakhsi ahaan, isticmaalida ama dhaqan galinta macluumaadka aad ka maqasho madashan waa mid aad adigu khatarkeeda leedahay. Macluumaadka madashan lagu soo gudbiyaa ama laysku waydaarsado ma’aha/mana noqon karaan mid badasha talada, xanuun magacaabida iyo dawaynta dhalhtarkaaga. Ma’aha mid u dhiganta xidhiidh dhakhtar iyo qofkii bukaanka ula yimi. Hadii dhib caafimaad ku haysato sida ugu dhakhsaha badan ula xidhiidh dhakhtarkaaga. Dib ha u dhigin la xidhiidhka dhakhtar adiga oo isku halaynaya macluumaadka aad madashan ka maqasho. Allah knows best!