U Baro Theorie Si Fudud
.jpg&w=3840&q=75)
Members
0
Access
USD 10/month
Chat on
About this Community
Fahrschule Wadista ee Germany – Baro Si Fudud
(“The German Driving License – Learn It the Easy Way”)
✍️ Course Description
Ku biir koorsadan si aad si fudud, af-Soomaali ah, uguna habboon dadka bilowga ah u barato imtixaanka ruqsadda wadista ee Germany.
Wax kasta oo aad u baahantahay — sharaxaadda sharciga, calaamadaha waddooyinka, xeerarka wadista — waxaan kuu keenay si sahlan, muuqaal iyo qoraalba.
✔ Ku habboon dadka aan aqrin karin si fiican
✔ Ku habboon dadka cusub ee Germany yimid
✔ Dhammaan casharrada waxaa lagu sharxayaa af-Soomaali fudud
Koorsadan waxaa loogu talagalay Soomaalida qurbaha ku nool ee doonaya in ay helaan ruqsaddooda darawalnimo — si kalsooni leh, adigoo aan walwal ka qabin imtixaanka.
📚 Curriculum Breakdown (Koorsada Gudaha)
Module 1: Hordhac & Shuruudaha Ruqsadda
Sida loo dalbado ruqsadda
Noocyada ruqsadaha
Waa maxay “theoretical test” iyo “practical test”?
Module 2: Calaamadaha Waddooyinka
Calaamadaha digniinta
Calaamadaha mamnuuca
Calaamadaha hagidda
Talooyin lagu xasuusto
Module 3: Xeerarka Wadista
Xeerarka guud ee wadista
Sida loo aqoonsado cidda leh “vorfahrt”
Wadista magaalada vs. jid weyn
Marinka baaskiilada iyo dadka lugeeya
Module 4: Imtixaanka Fikradda (Theoretical Test)
Sida loo diiwaangeliyo
Tusaalooyin su’aalo ah
Farsamooyin lagu fahmo su’aalaha
Talooyin ka hortagga walbahaarka
Module 5: Imtixaanka Ficilka (Practical Driving)
Sida loo diyaariyo
Casharro muuqaal ah
Khaladaadka ugu badan
Sida loo helo kalsooni marka la wadayo
Bonus Module:
Checklists (PDF)
Vorfahrt ToGo, Technik ToGo, Zahlen ToGo (Simple Somali translations)
Live Q&A Call Link
Driving Test Day Prep Guide