Software Engineering
A
Community ByAbdifatah Abdi
Members
0
Access
USD 40/month
Chat on
About this Community
Koorsada Horumarinta Websaydhka & Backend (HTML, CSS, JavaScript & Python)
Koorsadani waxay ku baraysaa sida loo dhiso websaydhyo casri ah adigoo adeegsanaya HTML, CSS, JavaScript, iyo Python (Backend). Waxaad ku baran doontaa xirfadaha lagama maarmaanka u ah horumarinta websaydhka iyo codsiyada backend.
Waxaad Baran Doontaa:
✅ HTML – Qaab-dhismeedka websaydhka.
✅ CSS – Qurxinta iyo naqshadeynta bogagga webka.
✅ JavaScript – Samaynta websaydhyo firfircoon oo la falgala isticmaalaha.
✅ Python (Backend) – Abuurista server-ka iyo maamulka xogta adigoo adeegsanaya Flask/Django.
📅 Habka Waxbarashada: Koorso toos ah oo lagu barto Google Meet
⏳ Mudada: 1 sano
🎓 Shuruudaha Gelitaanka: Looma baahna khibrad hore!
Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga horumarinta websaydhka iyo backend-ka! 🚀